Madaxweyne ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  dhambaal tacsi ah u dirayaa, Bahda fanka iyo suugaanta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga  uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen “Xudeydi” oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 07/08/2020, dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka … Continue reading Madaxweyne ka hadlay geeridii ku timid Marxuum Axmed Ismaaciil Xuseen